Soo dhaweeyn
Farxiyo qalbigeeyniyeey qaali soo dhawoow 2 Waxan la qiirooday qisadaada qeeyba badan 2 Qadarka Qaalikh baa qoree Qaali heeys xumeeyn 2 Qadarkii kuugu dhacay marnaba haka qoomaneeyn 2 Waxan la qiirooday qisadaada qeeyba badan 2 Qabriga intaan ka aadaayo marna ma qubo 2 Qaarad ka qaarad ayaan qeeylo kuugu dirnay 2 Qaadirka aan kuu barinay qeeyrka Naga aqbalay 2 Qibradna waad soo heshee qaali soo dhawoow 2 Qalbiga kasoo dhaqoow qaalideeniyeey 2 Allaah hakuu qurxiyo qalbigaaga quruxsaneey. 2