Jamaal


Jinaan uraabaa sidaan kuu jeclaan lahaa.

Jamaal oow  hooyo qalbigaa ku tahay jadiid.

Jidka kuma arag ne ruux aan markula jindhigo.

Jaliil baa ila ogee jaarka maan ku arag.

Jaceeyl baan kuu qabaa hooyo kuma jaribo.

Jamaalloow aabahaa baa ku yirey-ila joog.

Jadiinka dartaa ma cuno kaama joogi karo.

Jamaal jaceeyl kaaga baa nooga dhigan jadiin.

Jilaalki aad naga maqnaataa hurdaba ma jirto.

Jamaal quruxoow jamaalkaaga baan ka kele.

Jamaal wiilkeeyniyoow, jeex niga midoow.

Jaliil baan kuu baryee jannadii ku geey.

 


Comments

Popular posts from this blog

Maajid

What is Love?

Bilaal