Maajid
Maajid wiilkeeyniyoow maalmo aan sugnoow. Maantaa soo daahirtoo maalin taada tahay. Maxamed aabahaa ayaa meesha taa ka maqan. Mardhawna wuu imaani oo meel fogiba majiro.
Malaayiin maalin iyo mudo badan na joog. Allaah ku maamuuso oo meel zarane bal gaar.
Maajid wiilkeeyniyoow maalmo aan sugnoow. Maantaa soo daahirtoo maalin taada tahay. Maxamed aabahaa ayaa meesha taa ka maqan. Mardhawna wuu imaani oo meel fogiba majiro.
Malaayiin maalin iyo mudo badan na joog. Allaah ku maamuuso oo meel zarane bal gaar .
Comments