Jaceyl

Jaceylka cudur iyo cilladba caadilaa kadhaqay! Calaamadooyin baa jiro aanna laga cabsanin. Cillada kuma raagto ruuxii calloolsami leh. Cutubka aduunka camiraad dadkaa ugu leh. Cidlada ruuxii dareemaa cabsida yaqaan. Caalamka qofkii arkaa caadil keen ka baqa. Jaceylka qofkii casuumaa cisadda iska leh. Calaacal beena lama rabee caashaqaa sharaf leh! Celmiga qofkii bartana caqli buu rabaa. Cuntada  ma  ma macaato hadey nen cusbabba laheyn. Caashaqa cadow giisa waa kii cadaalad tusin. Cimriga dad koo dhan rabigeena baa cabiray. Allow adaa caadilee caafimaad nasii. Camalsan ruuxii shaqeystaa cadaabka ka fog. Jaceylka wehel kiisa waa kii wanaaga bara.

Comments

Popular posts from this blog

Maajid

What is Love?