Axlaam
Axlaameey eedo aduun kaan kusoo dhawoow.
Axlaameey aayo aduunkaan kusoo dhawoow.
Axlaameey qaali qalbigaaga waa nadiif.
Alxamdulillaahi hadaad maanta timid aduun.
Ayeeyo Dahaba baa ku tire aayo badan ila joog.
Hooyo iyo aabe baa kuugu jecel aduun, oo ku leh ileeys baa nootahay iyo aayahii dunida.
Inbadan nala joog aduunkoo aqlaaq wacnoow.
Da,daada ka dugnoow oo diinteena xoog ubaro.
Darajo kuu yeel Allahii daainkee na qalqay.
Allaahuma Aamiin.
Comments