Inta kheyrka Jecel
Waxaan uqidmeeynayaa inta qeeyrka jecel!
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qurux hadal kooda qeeyb weeyn ayaan ka fahmay.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qubada taladooda baa qeeyrka noogu wacdo.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qalbiga bee noo dhisaan weey na qaabilaan.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qabiiro baa taaganoo hoosha noo qabtaan.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qalbiga daxaleyse baa goobtan lagu dhayaa.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qalbiga beey iga degeeyn qiiro baa iwado.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qalbiga qeeyb beey degeeyn oo ayaga ku qoran.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qasriga nolosha iyo quruxda dunideeyd dhisaan.
Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn.
Qabriga iyo qeeyrka iyo wanaagey ixusuusiyaan oo sibaan uqashuucayaa goorta hoowl qabato.
Comments