Garaad badan
Garaad ba intaanan dhalin oo na gogol baranin, gogolna aay ii eheeyd goorta hurdo ihesho.
Garabkeey markuu yaraa aad ugaabanaa oo geesigii aabeheey iigaraabi jiray.
Galeeyrka iyo haadka goortaan hal moodi jiray, gudoon wacantii aniga gaarka ii eheeyd.
Gabadha garaadka badan tii ku gaabsan jirte.
Gelinka aan qaade talaabteeyda ugu mudneeyd.
Godoon loo dhanyahay gayigii midii ka dhigtay.
Gadaal uma eegin xumaheey dad gaar wadeen oo gargaar uma doonan ruux gaar kastuu yahayba.
Guubaabo iyo nolol haboon tii igu garab gashaay, gadhaha gabadhoodiyeey gaabadaan jeclahay.
Garaca wadnaha iyo/ ya nafta gaaraheeda badan, adaa gaaroo adaa goobahaa iska leh.
Guushaa in aad gaartay adigaa garteed iska leh.
Guhaad kuma bado Allaah geesideeydiyeey.
Guddon iyo nolol haboon gaabo iigu waar.
Comments