HOOYO
Hooyo qabiir weeye qalbigeena taabataa.
Hooyo qani weeyey ruuxeey ducada ku qubto.
Hooyo qaali weeye qalbigeena taabataa.
Hooyo qaaliyeey adaan kuugu ahay qafiif.
Hooyo quruxeey adaan qeeybka kuu jeclahay.
Hooyooy mar horaan lahaa hooyga ugu imoow.
Hooyo sharafeey haraad kaaga waan qabaa.
Hooyooy macaaneey adaa maanka iiga yaal.
Hooyooy waan kuu haraadee hubaal ogoow.
Hooyooy hamigaaga rabbigeey hakuu gergalsho.
Comments