Burburadii
Bur buradi baan dhashoo baaba baan la kulmay.
Waxbarashana maanan Helin oo tacliin malihi.
Bar baarta da,deydaa badan kooda waa sidaa.
Billowgii horow bulshada baaba eeda batay.
Ee hadoon ka badbaadnay yaana noola Celin billow.
Bulshada badan keeda nabad baan u baaqayaa.
Ee badbaado kayeela wadankeena bilicda wacan.
Billowga nafteena rabbigeen ayaa na bilay, badbaado nasiiyayoo aan kunimid banaan.
Billow ya dhamaad ba anigona Baal katagin bulshada waa barbar dhigeen ( waa bar keen ) waan u baahanahay.
Bulshada adaa bilaaboo anaa bartana ( dhexda ).
Naceyb mabatee jaceyl maysku beeranaa?
Bartanka aan leenahayne maan kawada bilnaa? ( dhinaceena maka dhisnaa).
Balaayo mafiicnee nabad maysku biirsanaa?
Bartanka bidix iyo midigba baahi waan qabnaa!
Balaayo waan ka daalnay nabad baan u baahanahay!
Allow baahidaas naheysaa inaga baxdaa.
Comments