Soo dhaweeyn

Farxiyo qalbigeeyniyeey qaali soo dhawoow 2

Waxan la qiirooday qisadaada qeeyba badan 2

Qadarka Qaalikh baa qoree Qaali heeys xumeeyn 2

Qadarkii kuugu dhacay marnaba haka qoomaneeyn 2

Waxan la qiirooday qisadaada qeeyba badan 2

Qabriga intaan ka aadaayo marna ma qubo 2

Qaarad ka qaarad ayaan qeeylo kuugu dirnay 2

Qaadirka aan kuu barinay qeeyrka Naga aqbalay 2

Qibradna waad soo heshee qaali soo dhawoow 2

Qalbiga kasoo dhaqoow qaalideeniyeey 2

Allaah hakuu qurxiyo qalbigaaga quruxsaneey. 2

Comments

Popular posts from this blog

Maajid

What is Love?

Jaceyl