Mucaad

Mucaad meher kaaga baa maanta noo hergalay. Mudaana sugaayay maantoo kaloon arkaa. Masuul baad qaaday meher kaaga waad aqbashay. Muranka ka illaali marwadaada waa muhiim.  Malaayiin maalmo iyo mudo badan isla jira.

Comments

Popular posts from this blog

Maajid

What is Love?

Jaceyl