Xilkas
Xilkaaga adaa gutoo xaajadaada wata. Mar waa ku xusaa markale waa ku xaalad garan. Xushmaan kuu hayaa dartaa waan xisaab tamaa. Xaqaaga adaa ayaqaano oo cidnaba xumeeyn. Xiliga xasuusahana xaadir waa timaad.

Xilkaaga adaa kutoo xaajadaada wata. Mar waa ku xusaa markale waa ku xaalad garan. Xushmaan kuu hayaa dartaa waan xisaab tamaa. Xaqaaga adaa ayaqaano oo cidnaba xumeeyn. Xiliga xasuusahana xaadir waa timaad.
Kuma xumeeysana dunida xaaladaha qaraar.
Comments