Dumarka
Dumarka maxumee damiir laabe baa bahdila.
Damaca intuu kabatay dookh dhamaan leheeyn.
Damiir laabahaas midkaan dooda lagakareeyn.
Daciif weeyaan ayuu daabacaad ku yiri.
Dad kaan diintooda baran buuna duuf sadaa.
Dambi ma fiicnee dadaal dheer ayaan rabnaa.
Dumaroow dambigeena bate waa in aannan dadin.
Dadaal waa in aan galnaa diinta aan barano.
Daciif waa in aannan noqon oon dib aan uguran.
Dadaala aagaare ee daacad nimada hubso / hubsha.
Comments