Posts

Maajid

Maajid wiilkeeyniyoow maalmo aan sugnoow. Maantaa soo daahirtoo maalin taada tahay. Maxamed aabahaa ayaa meesha taa ka maqan. Mardhawna wuu imaani oo meel fogiba majiro. Malaayiin maalin iyo mudo badan na joog. Allaah ku maamuuso oo meel zarane bal gaar. Maajid wiilkeeyniyoow maalmo aan sugnoow. Maantaa soo daahirtoo maalin taada tahay. Maxamed aabahaa ayaa meesha taa ka maqan. Mardhawna wuu imaani oo meel fogiba majiro. Malaayiin maalin iyo mudo badan na joog. Allaah ku maamuuso oo meel zarane bal gaar .

Ubax

Ubaxeey guur kaaga goob weeyn ayuu ka dhacay oo weeyna kuu gaartay garaadkaaga in aad hantido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray. Oo gurigiina Allaah ka yeel kii gargaar la bido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray. Ubaxeey guur kaaga goob weeyn ayuu ka dhacay oo weeyna kuu gaartay garaadkaaga in aad hantido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray. Oo gurigiina Allaah ka yeel kii gargaar la bido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray. Ubaxeey guur kaaga goob weeyn ayuu ka dhacay oo weeyna kuu gaartay garaadkaaga in aad hantido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray. Oo gurigiina Allaah ka yeel kii gargaar la bido. Allaah ha idin geeyo goob tii la dooni jiray.

Mucaad

Mucaad meher kaaga baa maanta noo hergalay. Mudaana sugaayay maantoo kaloon arkaa. Masuul baad qaaday meher kaaga waad aqbashay. Muranka ka illaali marwadaada waa muhiim.  Malaayiin maalmo iyo mudo badan isla jira. Mucaad meher kaaga baa maanta noo hergalay. Mudaana sugaayay maantoo kaloon arkaa. Masuul baad qaaday meher kaaga waad aqbashay. Muranka ka illaali marwadaada waa muhiim.  Malaayiin maalmo iyo mudo badan isla jira.

Bilaal

Ba baan ka bilaabi baal kaaga waa mid sare. Boqol iyo 10 ayaad beeyjka uga jirtaa. Balaayiin dad ah ayaan kaala baxay hadeer. Bilcaan iyo nolol bashbashaa baari iigu wacday. Balan baan kaa qaaday baar kaana kuugu qoray. Barbaarta hadeer jirtana baahi tire utahay. Bilaal baaqaga baa deydka iga bixiyay oo adaan kuu beeray ubax aan cid kale ubixin.  Ba baan ka bilaabi baal kaaga waa mid sare. Boqol iyo 10 ayaad beeyjka uga jirtaa. Balaayiin dad ah ayaan kaala baxay hadeer. Bilcaan iyo nolol bashbashaa baari iigu wacday. Balan baan kaa qaaday baar kaana kuugu qoray. Barbaarta hadeer jirtana baahi tire utahay. Bilaal baaqaga baa deydka iga bixiyay oo adaan kuu beeray ubax aan cid kale ubixin. 

Hana

  Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa. Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd.  Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa.  Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd.

Saafi

Saafiyeey abaayo sadrigeyga waad ku taal. Saafiyeey abaayo sanadkii horaan ku tabay. sidaan kuu saacidi lahaa waan sameyn nayaaa. Saafiyeey abaayo waad iisamree ogow. Subaxdaaan soo baxiyo saakadaan hadaaa marna kama seyrin qalbigeyga waad ku tiil. Sidaaad hooyadii tahaan  kuu saleelayaa. Saafiyeey abaayo salowgaan adaa ibaday oo jaceyl kaad isiisay baa seedaheeyga dagay. Sahwiga ihaaayo samir keeeyga baa ka badan. Saafiyeey Abaayo waligaa sareey adiga. Saafiyeey abaayo sadrigeyga waad ku taal. Saafiyeey abaayo sanadkii horaan ku tabay. sidaan kuu saacidi lahaa waan sameyn nayaaa. Saafiyeey abaayo waad iisamree ogow. Subaxdaaan soo baxiyo saakadaan hadaaa marna kama seyrin qalbigeyga waad ku tiil. Sidaaad hooyadii tahaan  kuu saleelayaa. Saafiyeey abaayo salowgaan adaa ibaday oo jaceyl kaad isiisay baa seedaheeyga dagay. Sahwiga ihaaayo samir keeeyga baa ka badan. Saafiyeey Abaayo waligaa sareey adiga. 

Jaceyl

  Jaceylka cudur iyo cilladba caadilaa kadhaqay! Calaamadooyin baa jiro aanna laga cabsanin. Cillada kuma raagto ruuxii calloolsami leh. Cutubka aduunka camiraad dadkaa ugu leh. Cidlada ruuxii dareemaa cabsida yaqaan. Caalamka qofkii arkaa caadil keen ka baqa. Jaceylka qofkii casuumaa cisadda iska leh. Calaacal beena lama rabee caashaqaa sharaf leh! Celmiga qofkii bartana caqli buu rabaa. Cuntada  ma  ma macaato hadey nen cusbabba laheyn. Caashaqa cadow giisa waa kii cadaalad tusin. Cimriga dad koo dhan rabigeena baa cabiray. Allow adaa caadilee caafimaad nasii. Camalsan ruuxii shaqeystaa cadaabka ka fog. Jaceylka wehel kiisa waa kii wanaaga bara. Jaceylka cudur iyo cilladba caadilaa kadhaqay! Calaamadooyin baa jiro aanna laga cabsanin. Cillada kuma raagto ruuxii calloolsami leh. Cutubka aduunka camiraad dadkaa ugu leh. Cidlada ruuxii dareemaa cabsida yaqaan. Caalamka qofkii arkaa caadil keen ka baqa. Jaceylka qofkii casuumaa cisadda iska leh. Calaacal beena lama rabee ca...

Xilkas

Xilkaaga adaa gutoo xaajadaada wata. Mar waa ku xusaa markale waa ku xaalad garan. Xushmaan kuu hayaa dartaa waan xisaab tamaa. Xaqaaga adaa ayaqaano oo cidnaba xumeeyn. Xiliga xasuusahana xaadir waa timaad. Xilkaaga adaa gutoo xaajadaada wata. Mar waa ku xusaa markale waa ku xaalad garan. Xushmaan kuu hayaa dartaa waan xisaab tamaa. Xaqaaga adaa ayaqaano oo cidnaba xumeeyn. Xiliga xasuusahana xaadir waa timaad. Xilkaaga adaa kutoo xaajadaada wata. Mar waa ku xusaa markale waa ku xaalad garan. Xushmaan kuu hayaa dartaa waan xisaab tamaa. Xaqaaga adaa ayaqaano oo cidnaba xumeeyn. Xiliga xasuusahana xaadir waa timaad. Kuma xumeeysana dunida xaaladaha qaraar.

Dumarka

Dumarka maxumee damiir laabe baa bahdila. Damaca intuu kabatay dookh dhamaan leheeyn. Damiir laabahaas midkaan dooda lagakareeyn. Daciif weeyaan ayuu daabacaad ku yiri. Dad kaan diintooda baran buuna duuf sadaa. Dambi ma fiicnee dadaal dheer ayaan rabnaa. Dumaroow dambigeena bate waa in aannan dadin. Dadaal waa in aan galnaa diinta aan barano. Daciif waa in aannan noqon oon dib aan uguran. Dadaala aagaare ee daacad nimada  hubso / hubsha.  

Inta kheyrka Jecel

Waxaan uqidmeeynayaa inta qeeyrka jecel! Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qurux hadal kooda  qeeyb weeyn ayaan ka fahmay. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qubada taladooda baa qeeyrka noogu  wacdo. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qalbiga bee noo dhisaan weey na qaabilaan. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qabiiro baa taaganoo hoosha noo qabtaan. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qalbiga daxaleyse baa goobtan lagu dhayaa. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qalbiga beey iga degeeyn qiiro baa iwado. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qalbiga qeeyb beey degeeyn oo ayaga ku qoran. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qasriga nolosha iyo quruxda dunideeyd dhisaan. Aniga kala qaadi maa weey iqeeyb sadeeyn. Qabriga iyo qeeyrka iyo wanaagey ixusuusiyaan oo sibaan uqashuucayaa goorta hoowl qabato.  

Jamaal

Jinaan uraabaa sidaan kuu jeclaan lahaa. Jamaal oow  hooyo qalbigaa ku tahay jadiid. Jidka kuma arag ne ruux aan markula jindhigo. Jaliil baa ila ogee jaarka maan ku arag. Jaceeyl baan kuu qabaa hooyo kuma jaribo. Jamaalloow aabahaa baa ku yirey-ila joog. Jadiinka dartaa ma cuno kaama joogi karo. Jamaal jaceeyl kaaga baa nooga dhigan jadiin. Jilaalki aad naga maqnaataa hurdaba ma jirto. Jamaal quruxoow jamaalkaaga baan ka kele. Jamaal wiilkeeyniyoow, jeex niga midoow. Jaliil baan kuu baryee jannadii ku geey.  

Burburadii

Bur buradi baan dhashoo baaba baan la kulmay. Waxbarashana maanan Helin oo tacliin malihi. Bar baarta da,deydaa badan kooda waa sidaa. Billowgii horow bulshada baaba eeda batay. Ee hadoon ka badbaadnay yaana noola Celin billow. Bulshada badan keeda nabad baan u baaqayaa. Ee badbaado kayeela wadankeena bilicda wacan. Billowga nafteena rabbigeen ayaa na bilay, badbaado nasiiyayoo aan kunimid banaan. Billow ya dhamaad ba anigona Baal katagin bulshada waa barbar dhigeen ( waa bar keen ) waan u baahanahay. Bulshada adaa bilaaboo anaa bartana ( dhexda ). Naceyb mabatee jaceyl maysku beeranaa? Bartanka aan leenahayne maan kawada bilnaa? ( dhinaceena maka dhisnaa). Balaayo mafiicnee nabad maysku biirsanaa?  Bartanka bidix iyo midigba baahi waan qabnaa! Balaayo waan ka daalnay nabad baan u baahanahay! Allow baahidaas naheysaa inaga baxdaa.    

HOOYO

Hooyo qabiir weeye qalbigeena taabataa. Hooyo qani weeyey ruuxeey ducada ku qubto. Hooyo qaali weeye qalbigeena taabataa. Hooyo qaaliyeey adaan kuugu ahay qafiif. Hooyo quruxeey adaan qeeybka kuu jeclahay. Hooyooy mar horaan lahaa hooyga ugu imoow. Hooyo sharafeey haraad kaaga waan qabaa. Hooyooy macaaneey adaa maanka iiga yaal. Hooyooy waan kuu haraadee hubaal ogoow. Hooyooy hamigaaga rabbigeey hakuu gergalsho.

Garaad badan

 Garaad ba intaanan dhalin oo na gogol baranin, gogolna aay ii eheeyd  goorta hurdo ihesho. Garabkeey markuu yaraa aad ugaabanaa oo geesigii aabeheey iigaraabi jiray. Galeeyrka iyo haadka goortaan hal moodi jiray, gudoon wacantii aniga gaarka ii eheeyd. Gabadha garaadka badan tii ku gaabsan jirte. Gelinka aan qaade talaabteeyda ugu mudneeyd. Godoon loo dhanyahay gayigii midii ka dhigtay. Gadaal uma eegin xumaheey dad gaar wadeen oo gargaar uma doonan ruux gaar kastuu yahayba. Guubaabo iyo nolol haboon tii igu garab gashaay, gadhaha gabadhoodiyeey gaabadaan jeclahay. Garaca wadnaha iyo/ ya nafta gaaraheeda badan, adaa gaaroo adaa goobahaa iska leh. Guushaa in aad gaartay adigaa garteed iska leh. Guhaad kuma bado Allaah geesideeydiyeey. Guddon iyo nolol haboon gaabo iigu waar.  

Axlaam

Axlaameey eedo aduun kaan kusoo dhawoow. Axlaameey aayo aduunkaan kusoo dhawoow. Axlaameey qaali qalbigaaga waa nadiif. Alxamdulillaahi hadaad maanta timid aduun. Ayeeyo Dahaba baa ku tire aayo badan ila joog. Hooyo iyo aabe baa kuugu jecel aduun, oo ku leh ileeys baa nootahay iyo aayahii dunida. Inbadan nala joog aduunkoo aqlaaq wacnoow. Da,daada ka dugnoow oo diinteena xoog ubaro. Darajo kuu yeel Allahii daainkee na qalqay. Allaahuma Aamiin.