Bilaal
Ba baan ka bilaabi baal kaaga waa mid sare. Boqol iyo 10 ayaad beeyjka uga jirtaa. Balaayiin dad ah ayaan kaala baxay hadeer. Bilcaan iyo nolol bashbashaa baari iigu wacday. Balan baan kaa qaaday baar kaana kuugu qoray. Barbaarta hadeer jirtana baahi tire utahay. Bilaal baaqaga baa deydka iga bixiyay oo adaan kuu beeray ubax aan cid kale ubixin. Ba baan ka bilaabi baal kaaga waa mid sare. Boqol iyo 10 ayaad beeyjka uga jirtaa. Balaayiin dad ah ayaan kaala baxay hadeer. Bilcaan iyo nolol bashbashaa baari iigu wacday. Balan baan kaa qaaday baar kaana kuugu qoray. Barbaarta hadeer jirtana baahi tire utahay. Bilaal baaqaga baa deydka iga bixiyay oo adaan kuu beeray ubax aan cid kale ubixin.