Hana
Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa. Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd. Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa. Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd.