Hana

 

Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa. Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd. 

Sadax ayeey gaartay Suldaamada reerka ayaga. Hana layiraayo hamigeeda waa nadiif. Hubaal weeyaan hurmuud kaaga waa ayada. Habo Quruxeey Hanooy iihagaagsanoow. Hibada lagu siiyay rabbi geey hakuu hergalsho. Hanooy heersaro ahaay oo la hiig sadaa. 

Allaah hakaa yeelo tii diinta hagi laheeyd.




Comments

Anonymous said…
JazakiAllah khyr habo
Anonymous said…
Waiyaaka xbbti.

Popular posts from this blog

Maajid

What is Love?

Jaceyl